Toos qoraalka ugu gudub

Published 12.02.2020

Iskuxirayaasha – Doorka Qurbajoogta Ee Horumarka Soomaaliya Iyo Geeska Afrika

Tusaalayaasha waxqabadka ee loogu talagaly wakiillada qurbajoogta iyo qolooyinka la shaqeeya Deyrti 2019 ayaa waxaa la hirgeliyay Mashruuca hasami-socodka wadahadalka, kaas oo hadafkiisu ahaa in la dhegeysto aragtiyada ay qurbajoogtu ka qabaan fursadaha ay uga qaybqaadan karaan dib u dhiska dalka ay ka soo jeedaan iyo horumarinta nabadda. Qayb kamid ah mashruuca ayaa waxaa laga…

Akhri: Iskuxirayaasha – Doorka Qurbajoogta Ee Horumarka Soomaaliya Iyo Geeska Afrika

Published 14.01.2019

Isbedel Kaalmada Iskood U Noqdayaasha, In Lakordhiyey Badeecada

   Isbedel Kaalmada Iskood U Noqdayaasha, In Lakordhiyey Badeecada

Akhri: Isbedel Kaalmada Iskood U Noqdayaasha, In Lakordhiyey Badeecada

Published 04.01.2019

Bogaggaan Waxaa Ay Ka Mid Yihiin Wax Soosaarka Mashruuca AUDA

Magaca dhammaystiran ee mashruuca waa Iskaa ugu noqoshada Ciraaq, Afgaanistaan iyo Soomaaliya. Waa mashruuc ay si wadajir ah u sameeyeen Waaxda socdaalka, Wasaaradda arimaha dibadda iyo xarunta maamulka arrimaha degdegga ah, kaasoo lagu hormarinaayo nidaamka iskaa u noqashada, iyadoo wadashaqayn lala yeelanaayo dalalka kale ee ku bahoobay ururuka midowga yurub iyo dalka lagu laabanaayo. Waxaa…

Akhri: Bogaggaan Waxaa Ay Ka Mid Yihiin Wax Soosaarka Mashruuca AUDA