Published 04.01.2019

Bogaggaan Waxaa Ay Ka Mid Yihiin Wax Soosaarka Mashruuca AUDA

Magaca dhammaystiran ee mashruuca waa Iskaa ugu noqoshada Ciraaq, Afgaanistaan iyo Soomaaliya. Waa mashruuc ay si wadajir ah u sameeyeen Waaxda socdaalka, Wasaaradda arimaha dibadda iyo xarunta maamulka arrimaha degdegga ah, kaasoo lagu hormarinaayo nidaamka iskaa u noqashada, iyadoo wadashaqayn lala yeelanaayo dalalka kale ee ku bahoobay ururuka midowga yurub iyo dalka lagu laabanaayo. Waxaa kaloo mashruuca laga arki karaa ololaha farriimeed ee la yiraahdo Turn life ee baraha warbaahinta bulshada. Auda waxaa ay qayb ka mid ah maalgelinta ka heshaa ururuka midowga yurub ee qaabilsan arimaha magangalyada qaxootinimo, socdaalka, iyo maalgelinta la qabsiga dalka oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan (AMIF).