Waxbarasho
Waxba kama baran kartid
Ugu danbeyntii markaad hesho go'aanka diidmada kama danbeynta ah ee codsigaaga qaxootinimo, waa inaad markaa ka fikirtaa iskaa u noqoshada. Tigidhka safarka waxaa dheer ood heli kartaa in lagaa kaalmeeyo waxbarasho ama inaad ku shaqaalowdo wadankaaga.
Sugitaan noloshaada kuma horumareyso.
Kaalmo lacag caddaan ah
ama
Kaalmo shey anfac leh, tusaale inaad waxbarato, shaqaalowdo ama deegaan.
Kaalmada lagu siinayo haddaad iskaa u noqoneyso waxay kaa caawineysaa, inaad noloshaada kusii wato waddankaaga. Waxaad kala dooran kartaa kaalmada inaad caddaan ku qaadaneyso ama aad ku badalaneyso faa'iido kale, taasoo kaa caawin karta tusaale inaad ganacsi sameysato ama deegaan hadba sidaad adigu jeceshahay.