Iskaa U Noqoshada

Iskaa U Noqoshada La Caawinaayo Iyo Dib Ula Qabsashada Labaad

Iskaa U Noqoshada?

Iskaa u noqoshada waxaa loola jeedaa, in qofkii iska kansalay ama baajiyay codsigiisii magangalyodoonista ama qofka helay go’aanka diidmada ee magangalyodoonista, uu si iskiis ah oo aan cidina khasbin uu dib ugu noqdo dalkiisii hooyo ama dalkii kale, ee uu ku lahaa sharciga deganaanshaha.

Caawinaadda iskaa u noqoshada ah waxaa ay khusaysaa, markii qofka dib u laabanaya la siiyo go’aanka dib ugu noqoshada dalkiisii iyo marka la siiyo go’aanka caawimaadda lacag ahaaneed ee iskaa u noqoshada ama caawimaad waxtar kale ah ee aan lacag ahayn (hyödyketukea).

Boggaan internetka ee ay gacanta ku hayso Waaxda socdaalka (imaagareeshinka), waxaa ujeedadiisu tahay sidii looga heli halaa warbixino dheeraad ah oo ku saabsan iskaa u noqoshada iyo adeegyada la xiriira.

Akhri

Caawimaadda iskaa u noqoshada:
sannadkii 2018-kii

646 Qof oo dib u laabtaykuwaasoo ka mid ah ay dib ugu laabteen
449Ciraaq
32Georgia
24Ruushka
18Afganistan
123Dalal kale

Published 26.01.2019

What is in-kind support?

And how can I benefit from it?

Akhri

Käymme läpi noin 500 viraston tekemää turvapaikkapäätöstä EIT:n 14.11. antaman ratkaisun takia. Tällä toimenpiteellä haluamme varmistaa, että mahdolliset vastaavat tapaukset on tunnistettu. #tphakijat https://migri.fi/artikkeli/-/asset_publisher/maahanmuuttovirasto-kay-lapi-noin-500-turvapaikkapaatosta

Warm thanks to all who attended the AUDA closing seminar yesterday! The online material of the seminar is now available on our website at https://voluntaryreturn.fi/en/news/auda-closing-seminar-12-november-2019-online-material/ . #audareturn

Vapaaehtoisen paluun hanke hanketiedottajan näkökulmasta. Supermielenkiintoinen setti @petratoller ja @VoluntaryReturn 💪 #viestintä #hanke #AMIF #audareturn

Sheekooyinka

Feelings after return

How does returning home feel? Our returnees Abu Sabaa, Suhaib, Mustafa, Ahmad, and Shadha share their feelings and concerns after return. Abu Mhammad and Um Mhammad, as well as their children tell us whether they would leave Iraq if they could go back in time. Lobna from IOM Iraq, one of the Finnish Immigration Service's service providers, shares how returnees usually deal with return.Read more: voluntaryreturn.fi/en | migri.fi/returnSend us an email: info(at)voluntaryreturn.fiFacebook: fb.com/VoluntaryReturn | fb.com/VapaaehtoinenPaluu | fb.com/AudaTauiaYoutube: voluntaryreturn.fi/youtubeTwitter: twitter.com/VoluntaryReturnInstagram: instagram.com/VoluntaryReturnMusic from Bensound.com

Publiée par Voluntary return from Finland sur Vendredi 1 février 2019

Daawo dhammaan fiidIyoyaalka